Daawo: Hibo Nura oo ku Raapeyso Hees Nabada ka hadleyso

Daawo: Hibo Nura oo ku Raapeyso Hees Nabada ka hadleyso



daajis.com:-Fannaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Hibo Maxamed Cuddoon "Hibo Nuura" oo 22 sano kadib Muqdisho ku laabatay ayaa bandhig fanneed ay ku qabatay Muqdisho iyada iyo kooxda Hobolada Waaberi ayaa waxay soo bandhigtay Hees dadkii kasoo qeybgalay bandhigaasi kicisay.

Hibo Nuura ayaa dhowr hees oo wadaniyada iyo qaranimada ka hadleysay ay ka qaatay bandhigaasi, iyadoo kicisay dadkii kasoo qeybgalay bandhigaasi lagu wacyi gelinayay nabadda iyo horumarka Muqdisho. 

Mid ka mid ah heesii ay ku luuqeysay burburkii kadib kana hadleysay burburka qaranimada iyo waxyaabihii laga dhaxlay ayaa qeyb ka mid ah waxaa ku jira erayo qaab Raap ahaan ay ugu luuqeyneysay.


Part-2
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada