Nicole Kidman oo sawirqaade wareersan uu ku dhuftay baaskiil Daawo

Nicole Kidman oo sawirqaade wareersan uu ku dhuftay baaskiil Daawo

daajis.com:-Xidigta caanka ah ee Nicole Kidman ayaa tuuray dhulka kadibmarkii sawirqaade waalan uu ku dhuftay baaskiilkiisa. 

Star Nicole Kidman was knocked to the ground after a photographer on a bicycle crashed into her.

Atariishada 46 jirka ah ayaa ka soo laabaneysay hotelka Carlyle kadibmarkii ay ka timid fashion showga Calvin Klein oo magaalada New York ka dhacaayey marka sawirqaade lagu magacaabo Cari Wu uu ku yimid isagoo ku socday xawaare saa'id ah isku soo beegay xageeda.




Wu ayaa lagu eedeyey inuu lumiyey xakameyntii baaskiilkiisa,islamarkaana wuxuu ka fogaan waayey inuu ku dhaco atariishada oo ku dhacday dhulka,iyadoo kabo dhirbo dhaadheer ay xirneydna ay ciribta ka jabeen.

Nicole Kidman ayaa la sheegay inaaney soo gaarin wax dhaawacyo ah,waxaana goobta falka ka dhacay soo gaaray askarta,inkastoo ay ugu hanjabtay iney ka qaadi doonto talaabo sharci ah,hadana askarta ayaa go'aan ku gaartay in aan la xerin.waxaaney falkaasi ka soo qaadeen shil caadi ah oo aan dembi lagu tilmaami karin.

Carlyle Wu wuxuu caan ku yahay inuu ceyrsado dadka caanka ah gaar ahaan Lady Gaga oo uu 2010kii wareeriyey. waxaana uu sitaa baaskiil si uusan ugu hakan taraafikada.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada