Daawo Kashifaada:Tuhunkii Laga Qabay Mursal Muuse & Hodan Cabdiraxmaan oo Soo Shaac Baxay & Khadro Silimo oo Dagaal u Diyaar Garowday(Video)

Daawo Kashifaada:Tuhunkii Laga Qabay Mursal Muuse & Hodan Cabdiraxmaan oo Soo Shaac Baxay & Khadro Silimo oo Dagaal u Diyaar Garowday(Video)

daajis.com:-Waxaa inbadan dadku ku wareersanaayeen xidhiidhka qarsoon e kadhaxeeya faanaaniinta sanadka hodan cabdiraxmaan & Mursal muuse oo labadooduba kala jooga laba qaaradood oo kala fog Amerika & Afrika.

labadan fanaan ayaa lasheegaa in xidhiiidh kadhaxeeyo basle mursal muuse oo ah xaajiga fanaanada khadro silimo ayaa marwalba dadka hortiisa iyo Xaaskiisaba kahor yiraahda inuu Kaliya jecelyahay khadro silimo oo ah xaaskii islamarkaana uusan cidkale xidhiidh la lahayn.
Qaar kamidah Saxaafada soomaalida ayaa tuhunkaas meel ku meelayn kariwaaayay iyadoona layidhi sidee laba qof oo halkaa iyo kala jooga islamarkaana heerkaa kala taagan ”Hodan cabdiraxmaan Xaas maleh Mursal muusena xaas atuu leeyahay”
ilo wareedyo hoose ayaa Shabakada daajis.com usheegay in Hodan cabdiraxmaan & mursal muuse ay ahaayeen kuwo xidhiidh hoose lahaa kahor inta uu mursal guursan khadro silimo isagoo xiligaas mursal ahaa nin yar oo fanka xiiseeya islamarkaana jecel in uu mar uun heeso si uu unoqdo fanaan layaqaan oo caan ah.Halka khadro silimo ka ahayd fanaanad layaqaan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO AHAAN XOG SIR AH


Balse mursal oo ahaa nin xidhiidh jaceyl kadhaxeeyo Hodan cabdiraxmaan oo waayahaa joogtay maraykan ayaa waxay hargeysa ku kulmeen marwo khadro silimo islamarkaa taas oo u ahaa kulankooda sidii khadro silimo usoo gacan qabanlahayd mursal muuse xaga fanka ama fanaan si uu unoqdo.

khadro silimo arintaas way soo dhoweysay wayna gacan qabatay balse mursal oo masraxa istaagay ayaa ku bilaabay cod macaan oo dad badan dareenkooda kiciyey  Halkaas oo khadro silimo lafajacday codka macaan iyo soo idashada mursal.

Caanimo badan kabacdi oo mursal lakulmay ayaa Khadro oo u abaal sheeganaysa Mursal  si sarbeeb ah ayay kacodsatay inuu guursado balse

mursal oo Arintaasi culeys kunoqoty balse horumarkiisuna kusii xidhanyahay inuu guursado khadro ayaa qalnka kuduugay.

Balse soomaalidu hore ayay utiri Gari laba nin kamawada qosliso”Arintan Waxaa aad uga naxay Hodan cabdiraxmaan oo Maraykanka jogta islamarkaana ay xidhiidh jaceyl ay lahaayeen Mursal muuse.

Sikastaba ha ahaatee Aakhirki hodan cabdiraxmaan waxaa aad ugu adkaatay inay maraykanka sii joogto balse waxay si deg deg ah utimi magaalada hargeysa halkaas oo ay safarkeeda kutilmaamtay mid ay hooyadeed aadayso amaba reerkooda oo Borama degan Soo booqanaysay.

Hodan ayaa hargeysa waxaa kusoo dhoweeyey koox fanaaniin ah ay hogaaminayaaa Mursal muuse iyo khadro silimo balse aragtidii ugu horeysay ay mursal iyo hodan cabdiraxmaan Live isku arkeen ayaa waxay labaddooduba ka ooyeen qalbiga isagoo midba midka kale leeyahay.

Allow maanu mar hore kulano inta aan taladu faraha kabixin.

Aakhirkii Hodan cabdiraxmaan iyo Mursal muuse ayaa lsheegay inay kulamo qarsoodi ah kuqaateen magaalada hargeysa halka khadro silimo oo ah xaaska mursal aysan waxbab la ogeyn oo uhaysato labadan fanaan inaysan waligoodba salaan dhexmarin kahortow.
Aakhirkii hodan cabdiraxmaan & mursal muuse ayaa hargeysa kusoo wada qaaday hees si dhab ah uga turjumaysa dareenka jaceylkooda fadhiidka ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada