Sababta Keentay Inay Sii Bataan Raga Soomaalida Ah Ee Guursanaya Gabdhaha Hindida Oo La Ogaaday

Sababta Keentay Inay Sii Bataan Raga Soomaalida Ah Ee Guursanaya Gabdhaha Hindida Oo La Ogaaday

daajis.com:-Waxaa Mudooyinkii danbe Dalka Hindia kusii qul qulayay rag Soomaaliyeed oo guurdoon ah kuwaa oo ka kala tagay Wadamo badan oo kuyaala Qaarada Afrika Asia Yurub iyo Ameerika si ay ugu soo aqal galaan Dalka Hindia.

Raga ugu badan ee Guur doonka ah ayaa ka taga wadamada Yurub iyo Ameerika si ay wadanka Hindiya ugu soo guursadaan. Haweenka u dhashay Dalkaasi oo la sheegay in uu guurkooda aad u jaban yahay ilaahna qurux ku maneestay iyo dabacsanaan gaar ah oo lagu amaano haweenka Hindia walow kuwa Soomaaliyeedna aysan ka liidan haweenka Hindiya..

Waxaa  la sheegay deegaanada qaar in nin walbo uu gabdhiisa kusoo bandhigayo si aad
 
u guursato wax xoogaa nooli ahna uu kaga helo. waxa mararka qaar dhacda in Ninkii ay ujoogaan gabdho uu ka naadiyo Masaajida si loo guursado gabadhiisa
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada