DAAWO MUUQAALKA: Gudoomiye tarzan oo kabaha la dulmaray maamulka puntland asagoona weerar ba an oo afka ah ugu geystey xarunta shirkii Bilgium ka dhexdeed

DAAWO MUUQAALKA: Gudoomiye tarzan oo kabaha la dulmaray maamulka puntland asagoona weerar ba an oo afka ah ugu geystey xarunta shirkii Bilgium ka dhexdeed

daajis.com:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa jawaab adag siiyay Wakiil ka socday Maamulka Puntland.

Shir Quraac ah oo gudoomiyaasha iyo Wakiilada deegaanada isugu yimaadeen magaalada Brussles ayaa Wakiil ka socday Puntland uu ku dhaliilay Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo dhanka kale shaki galiyay midnimada Soomaaliya.

Hase ahaatee Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa jawaab adag siiyay isagoo yiri ‘Soomaaliya waa hal dal, hal dowlad ayayna leedahay”.

Tarsan ayaa markii uu jawaabtaas bixinayay waxaa ka muuqday caro xoogan isagoo sheegay in hadaladiisa ay yihiin kuwa saxda ah aysana ahayn in la qaato hadalada dad uu ku tilmaamay inaysan qaranimada raali ka ahayn.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada