Daawo Qaabka loo xado Facebook kana digtoonaaw qofkii kasoo dalbada sidan oo kale

Daawo Qaabka loo xado Facebook kana digtoonaaw qofkii kasoo dalbada sidan oo kale

daajis.com:-Macalin Sola oo marna ah weriye ka howl galay Tv-ga caalamiga ah ee Universal ayaa wuxuu soo bandhigay sawir muujinaya qaabka dadka Facebook looga xawo taasoo dad badan ay ku dhiban yihiin kadib markii account-kooda laga xado.


Inta badan dadka waxey u maleynayaan wax jira marka ay arkaan in page-ka Facebook dhexdiisa ay kasoo muuqato ereyo la xiriira dhanka Userka & Password kadibna qofka marka uu geliyo si fudud loogala wareego.

Hadaba halkan hoose ka daawo sawirka muujinaya qaabka dadka loo xado.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada