Katrina Kaif oo cashir u dhigtay Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone

Katrina Kaif oo cashir u dhigtay Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone

daajis.com:-Katrina Kaif waxay cashir lama ilaawan ah u dhigtay dhigeeda gabdhaha Bollywoodka ee Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone,kadibmarkii ay ku guuleysatay haweeneyda ugu quruxda badan.


Daraasad sanadle ah oo la qabtay ayaa lagu ogaaday in Katrina Kaif ay lambarka koowaad ku hogaamineyso haweeneyda ugu quruxda badan,waxaana lambarka labaad gashay Priyanka Chopra,Halka Deepika ay taagan tahay qofka sedexaad.

Haseyeeshee waxaa lama filaan noqotay in Kareena Kapoor oo hogaanka u heysay sanado haweenka Bollywoodka kadib guurkeedii Saif Ali Khan ay gashay qofka sideedaad,taas oo niyadjab ku riday taageerayaasheeda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada