Daawo Sawir laga soo qaaday Godkii Qaaru Xiraa’. uu ku cibaadeysan jiray Nabigeena Muxammad (S.C.W).

Daawo Sawir laga soo qaaday Godkii Qaaru Xiraa’. uu ku cibaadeysan jiray Nabigeena Muxammad (S.C.W).

daajis.com:-Qaaru Xiraa’… waa godkii uu ku cibaadeysan jiray Nabigeena Muxammad (S.C.W). Wuxuu ku dhexyaalaa buurta Nuur oo 2 mile u jirta magaalada Makkah. 

Waa meeshii Qur’aanka Kariimka ku soo dajintiisa Rasuulka (S.C.W) lagu bilaabay.

Sawiro laga soo qaadey Godka Qaaru xiraa ayaa dhawaan lagu baahiyay baraha Internetka ay inta badan isticmaalaan dadka Muslimiinta.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada