Dacwad lagu soo oogay Actarka Caanka ah ee Akshay Kumar

Dacwad lagu soo oogay Actarka Caanka ah ee Akshay Kumar

daajis.com:-Maxkamad ku taal Dalka Hindiya gaar ahaan Magalada Haydarabaat uu ka soo jeedo ayaa u yeertay Xiddigaa Akshay Kumar kadib markii ku soo oogtay kiis la xariira Shil gaari oo dhacay 2006 bishii Agust.


Waxa ay Maxkamada sheegtay in kiiskaan iminka dib loo furay kadib markii sida uu soo daabacay Radar online ay dacwad ka geeyeen eheladii Shilkaa dadkoodii ku dhinteen sida la sheegay.


Waxa uu sheega Akshay oo arintaa ka hadlay in ay tahay wax uu la yaabay markii uu maqlay in kiiskaa loo haysto waxa uuna rajo ka muujiyay in kiiskaa uu dhacisoobi doono kadib markii hore xal looga gaary.

Kiiskaan ayaa la sheegay in uu yahay Shil Akshay kumar galay Bishii Agust bartamaheedii sanadii 2006 dii xiligaa shil uu galay ku dilay 7 qof tira kalena ku dhawacmeen.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada