Rihanna oo loo heysto lacag ku baxday aaska Ayeeyadeed sanad ka hor.

Rihanna oo loo heysto lacag ku baxday aaska Ayeeyadeed sanad ka hor.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Rihanna ayaa loo heystaa lacag ku baxday aaski Ayeeyadeed oo geeriyooyatay bartamaha sanadki hore, waxaana ku baxday aaska ayeeyadeed 11-kun iyo 500-yuuro.

Shirkad aaska qaabilsan oo ka dhisan dalka Barbados ee Rihanna asal ahaan kasoo geedo, ayaa dacwad kusoo oogtay fanaanadaan, waxaana shirkadu ku andacootay inaan Rihanna bixin lacagtaas marka laga reebo afar meelood meel.. 

Dacwada waxaa hada loo gudbiyay maxkamada, laakiin waxaa layaab noqotay sababta Rihanna u diiday iney bixiso qarashkaan ku baxay aaska Ayeeyadeed soo korisay.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada