Will Smith oo iibinaayo gurigiisii riyada ahaa + Video

Will Smith oo iibinaayo gurigiisii riyada ahaa + Video


daajis.com:-Atooraha caanka ah ee Will Smith iyo xaaskiisa Jada Pinketh Smith ayaa iska iibinaayo gurigoodii riyada ahaa ee Calabasas,magaalada California.

Waxa shaaca laga qaaday in gurigaasi lagu iibinaayo $42 Million, gurigaas oo ku qaatay Will Smith inuu dhiso mudo todobo sano ah,haseyeeshee ay ku noolaayeen asaga iyo qoyskiisa labo sano oo keliya

Waxaa sidoo kale leysla dhexmarayaa in gurigooda farasaxa ay u tegi jireen ee ku yaalay magaalada Hawai ay dhawaan iska iibiyeen
Will Smith iyo xaaskiisa Pinketh ayaa leysla dhexmarayaa iney qorsheynayaan iney is furaan,iyagoo sabab looga dhigay iibinta hantidooda isugu daran.

Lamaanahan ayaa isku dhalay labo carruur ah oo kala ah Jaden oo 15 jir ah iyo Willow 12 sano jir ah.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada