Khadra Sinimo Iyo Hees Cusub Oo Aad U Macaan

Khadra Sinimo Iyo Hees Cusub Oo Aad U Macaan

daajis.com:- Xidigta da’da yar ee baryaahaan dambe laga daba dhacay ee Khadra Sinimo ayaa soo saartay hees dab iyo holac ah.

Heestaan ayaa la magaca baxday Dhamoow. Erayada heestaan waxay kasoo maaxdeen abwaanka murtida looga haray ee Maxamed Catosh Jibriil waxaana codkeeda halaasiga ah inoogu soo gudbinaysa Khadra Sinimo.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada