Mohanad oo alabaabka u garaacay abaalmarinta Oscer.

Mohanad oo alabaabka u garaacay abaalmarinta Oscer.

daajis.com:-Jillaaga caanka ah ee reer Turki Kivanç Tatl?tu? ayaa filimkiisa "Butterfly Dream,", waxa uu soo galay filimada u sharaxan abalmarinta qaaliga ah ee Oscer.

Filimka "Butterfly Dream," ayaa kaalinta 86-naad kasoo galay filimada ajnabiga ah ee u sharaxan abaalmarintaan, rajo fiican ayuuna leeyahay.

Mohanad ayaa xiligaan waxa uu jooga dalka Spain, howla shaqo ayuuna u joogaa,  sidoo kale waxa uu booqday goobaha taariikhiga ah ee dalkaas.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada