Muqdisho oo laga dhisay Daarihii ugu dhaadheeraa uguna Quruxda Badnaa Sanado badan kadib(Daawo Sawirada)

Muqdisho oo laga dhisay Daarihii ugu dhaadheeraa uguna Quruxda Badnaa Sanado badan kadib(Daawo Sawirada)

daajis.com:-Magaalada Muqdisho ayaa kasii baxeysa waayihii xumaa ee Bur burka iyo dhibaatooyinka waxa ayna hada Cagta saareysaa magaalada Hor maro dhinacyo badan ah sidadib u dhiska .

Muqdisho sanado badan kadib waxaa laga dhisay daarihii ugu dhaa dheeraa ugu quruxda badnaa iyadoo sidoo kale hada ay dib udhis ku sodcaan meelo badan oo magaalada kamid ah.

Dabaqyo dhaa dheer ayaa lagu dhisayaa Magalaada Muqdisho kuwaa ay dhidsanayaan ganacsato iyo shaqsiyaad gaar ah oo iyagu maalgalinaya dalkooda si ay mar kale dib usoo laabato bilicda Magaalada oo dhuntay 22-sano kahor.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com







Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada