Al-Shabaab oo soo bandhigtay qalab ay ka carareen ciidankii weerarary Baraawe (SAWIRRO)

Al-Shabaab oo soo bandhigtay qalab ay ka carareen ciidankii weerarary Baraawe (SAWIRRO)

daajis.com:- Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay qalab iyo rasaas ey sheegeen in ay ka carareen ciidamada komandosta Mareykanka kuwaas oo habeen hore weeraray guri xeebta saaran oo hoy u ahaa madax sade oo Al-Shabaab ka tirsan. 

Mareykanka oo howlgalkan qirtay in uu ka dambeeyay ayaa sheegay in hadafkii laga lahaa laga gaaray oo la dilay ninkii ay bartilmaameedsanayeen iyo maleeshiyaad kale. Al-Shabaab dhankooda ayaa waxaa ay sheegeen in weerarkaasi gaadmada ahaa uu uga dhintay hal askari oo kaliya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com






Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada