Daawo Flim-kii ugu xiisaha badnaa oo Maanta soo baxay Run Diid Waa Raaxa Diid, Atariishada Soomalida

Daawo Flim-kii ugu xiisaha badnaa oo Maanta soo baxay Run Diid Waa Raaxa Diid, Atariishada Soomalida

daajis.com:- Iyadoo Dhowaanahanba Ay iska Soo Dabaca Dhacayeen Filmaan Xambaarsan Micno iyo Waliba Dhibaato ka Jira Qurbaha ayaa Waxaa lasoo Saaray Film Dadka oo Dhan siwayn ula Yaabeen kaasi oo loogu Magacdaray  ”RUN DIID WAA RAAXO DIID”


Muuqaalkan Ayaa Intii uu Ka Baxay Tvga waxaa Nasoo Gaadhayey Codsiyo kala Duwan Kuwaasi oo Doonayey Inay ka Heleen Warbaahinta iyo Waliba Barta youtube ka.

Hadba Bahda iftineducation.com oo Codsigaasi ka Jawaabaysa ayaa waxay Idiin Soo Daynayaan Caawa  Filmkaas Cusub  iyo Waliba Qaabka loo Jilay aad oo aad Wax badan ka Faa’iidi Doonto.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada