Halkii ay martay kooxdii west Gate & Go’aankii Barlamanka “DAAWO”

Halkii ay martay kooxdii west Gate & Go’aankii Barlamanka “DAAWO”

daajis.com:-Kooxda Alshabaab ee fidnawadada ah weerarkii ay ka geysatey wadanka Kenya khaasatan magaalada Nairobi ayaa kalifay in dhamaan shacabka kenya nacayb farabadan u qaado qowmiyada soomaalida iyagoo hada nacaybkii ay qaadeen ka bilaabay meeshii shacabka soomaaliyeed ugu jilicsanayd.

Dhinaca kale Xeryaha Qaxootoha oo  la leeyahay hala xiro ayaa waxaa ku jira in ka badan lixboqol oo kun oo ka mida shacabkii Kasoo Barakacay Dagaaladii Culuslee ee ka Dhacay Dalka Soomaaliya.

Muuqaalkan ayaa Sidoo kale waxaa
lagu Soo Bandhigay Goobta la Sheegay Inay ka Baxsadeen Kooxihii Weerarka ku soo Qaaday West Gate Halkaasi  Ah Tuubo Hoos Marta Mallka la Weeraray.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada