Rihanna: Waxaan Aaminsanahay in Lacagtu tahay tan wax hagta

Rihanna: Waxaan Aaminsanahay in Lacagtu tahay tan wax hagta

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee lagu naaniiso Fanaanadii Dheemanka Rihanna ayaa waraysi gooniya oo siisay Wargayska Dayli Mail waxa ay ku sheegtay in noalsha tahay mid ku xiran lacag.


Waxa ay sheegtay in ay aaminsan tahay lacag la,aan in aysan jirin nolal waxa ayna sheegtay in maskaxda wax hagta tahay lacagta iyada oo xiliga soo Bandhigaysay Kursi ka samaysan Dahab oo dhax jiifto halka Lacag dollar ahna isku wareejisay.

Rihanna oo la sheego in ay tahay Fanaanada ugu dhaqaalaha badan xaga xayaysiiska ayaa aad ugu dheeraatay dhaqaala la,aanta dhibta ay leedahay waxa ayna sheegtay in lacagta ay tahay tan maskaxda u ah noolaha dunida.

Rihanna ayaa tan iyo markii xariirka u jartay Chirs Boron waxa ay ahayd mid ka soo muuqanaysa Shaashadaha waxa ayna iminka soo wada Albun Cusub oo ay doonayso in wax badan is bedal ku samayso albunadeeda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada