Daawo heesta Xamdi iyo fanaanka cusub ee Farxaan Fiyoore +Video

Daawo heesta Xamdi iyo fanaanka cusub ee Farxaan Fiyoore +Video


daajis.com:-Waayadaan waxaa iska soo daba baxayaay muuqaalo heeso qurxoon iyo fanaaniin soo saarayay waxaan caawa aqristayaasha daajis.com u haynaa hees shidan oo ku luqeynayo Farxaan Fiyoore oo ah fanaan cusub isagoo ku raaxeeysta amaanta Xamdi uu waliba xusay in ay Xamar ka timid , Hadaba yaanan hadal idinka badine nala daawada heesta cusub ee Xamdi
Heesta ayaa waxaa soo saaray muuqaalkeeda Studio Liban oo waayanba sameeynayay filimo tayo leh.

Muuqaalka Heesta Xamdi iyo Farxaan Fiyoore

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada