Daawo dhalinyarada Jigjiga oo Street Dhaanto cayaaraya+Video

Daawo dhalinyarada Jigjiga oo Street Dhaanto cayaaraya+Video

daajis.com:-Magaalada Jig Jiga ee deegaanka ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo caan ku ah xiyaaraa hidaha iyo dhaqanka ee dhaantada ayaa haatana waxey dhalinyarada reer Jigjiga soo if baxiyeen qaab cusub oo ah cayaaraha hidaha iyo dhaqanka ayagoo dhaanto ku sameeyay wadada ama jidka si kal iyo laab ahna u dheelay dhaantada, taasoo ah wax ku cusub fanka Soomaalida , waxaana halkaasi kaaga cad nabadgelyada iyo xoriyada dhaqanka ama faneed ay haystaan Soomaalida Itoobiya.

Waxaa heesta ay ku dhaanteeynayaan dhalinyaradana lagu magacaaba Shabkax iyadoo tune ka la la saarayna uu yahay mid kaa kacinayo fadhiga oo adigaba ku dhahaya isgeey wadada oo dhaantada ka tun.
Daawo Shabkax iyo Street Dhaanto.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada