Kareena: Qof kasto wey jeceshahay iney caruur dhasho.

Kareena: Qof kasto wey jeceshahay iney caruur dhasho.

daajis.com:-Atariishada Bollywoodka Kareena Kapoor ayaa daaha ka qaaday iney jeceshahay in cauur ay dhasho waqti dhow, eyadoo tiri gabar kasto wey jeceshahay iney caruur dhasho.


Kareena Kapoor oo kamida xiddigaha ugu shidan xiligaan India, waxey xaaskiisa tahay aktarka Saif Ali Khan, laakiin weli wax caruura iskuma dhalin, welow Saif gabar iyo wiil  horay u dhalay.


Bebo waxey ka dhawaajisay iney jeceshahay caruur iney dhasho balse weli wax ka dhimanyihiin sida ay tiri.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada