Daawo Mucjisadan: Daruur cirka kasoo degtay oo dhulka kusoo dhacday: VIDEO

Daawo Mucjisadan: Daruur cirka kasoo degtay oo dhulka kusoo dhacday: VIDEO

daajis.com:-Mid ka mid ah Mucjisooyinka Rabbaaniga ah ayaa waxay ka dhacday mid ka mkd ah dalalka Carbeed, iyadoo muuqaal laga soo duubay lasoo dhigay barta Youtube/ka.   


Mucjisadan oo ah mid ku cusub adduunka ayaa waxaa cirka kasoo degay ama kasoo dhacay Daruur ama Caad hadba qof walba sida uu u yaqaan, taasoo dhulka imaaneysa kadibna dhowr qaab isugu fidineysa.  

Arintan ayaa ka mid ah mucsijisooyinka Rabbi ee bini´aadanka uu ku tusinayo awoodiisa, laguna tusaale qaato mar walbo oo la arko arin sidan oo kale ah.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada