Daawo:- Miley Cyrus oo Iska Fogaysay in Gogal dhaaf samaysay

Daawo:- Miley Cyrus oo Iska Fogaysay in Gogal dhaaf samaysay

daajis.com:-Sida uu soo bandhigay wargayska The Sun Fanaanada Caanka ah ee Miley Cyrus waxaa ay beenisay in ay samaysay wax googal dhaaf ah kadib markii Sawira si hoosaad ah looga qaaday la soo dhigay Twitterka.

Inkastoo Sawirada The Sun uu baahiyay u ekaayeen kuwa loo qaadan karay in uu jira qoraalka Twitterka la soo dhigay hadana waxa ay sheegta in arintaa ay tahay been abuur laga sameeyay.

Miley ayaa la sheegay in ay samaysay arima anshax xuma ah kadib markii ka soo sharaabtay Baar ku yaal London waxaana la sheegay in laga duubay Filim soconaya muda 2 daqiiqo ah balsa arintaa ayay beenisay.

Inkastoo aan filimkaa la soo bandhigin hadana waxa ay u eked mid aan sheekadaa khusayn waxa ayna dagniin u dirtay kooxa ay sheegtay in ay ka been abuuranayaan kuwaas oo ay tilmaamtay in cadowgeeda yahiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada