Kareena Kapoor oo ka carootay Ajay Devgan

Kareena Kapoor oo ka carootay Ajay Devgan

daajis.com:-Xili ay sii kordhayaan Colaada ama khilaafka ka dhashay Filim ay dhawaan si wada jir ah u jilayeen Kareena Kapoor iyo Ajay Devgan ayaa waxaa Kareena Kapoor si dhab ah loo ogaaday in ay ka carootay Ajay Devgan.


Kareea kapoor atariishada Bollywoodka ayaa sheegtay in ay ka carotay ajay devgan kadib markii uu si aysan filayn uga jawaab celiyay khaladaadkii ku yamid Filim Labada Actar si wada jir ah u jilayeen.

Waxa ay xustay in aysan doonayn in faah faahin dheeraad ah sii bixiso laakiin waxaa ay sheegtay in uusan shaki ku jirin in khilaaf  ka dhax taagan yahay Ajay devgan iyo Kareena Kapoor.

Labadaa Actar ayaa dhawaan waxa ay socdaal ku tageen Dalka Iskutaga Imaraadka halkaa uu qorshaha uu ahaa in ay ku soo jilaan qaybta Kowaad filim si wada jir ah u wadaan laakiin muran ayaa ka yamid.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada