Daawo Sawirada:- Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab oo ku tartamaya Farda Fuulka

Daawo Sawirada:- Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab oo ku tartamaya Farda Fuulka

daajis.com:-Magaalada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay tartamo cajiib ah ay soo agaasimeen Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee gacanta ku haya Magaaladaasi.

Tartama Shabaab soo agaasimeen looguna tala galay munaasabada ciida ayaa waxaa kamid ahaa Tartanka Farda Fuulka oo loo qabtay dagaal yahano katirsan Al-Shabaab oo ku tartamaya Farda Fuulka.

Barxada uu tartankan ka dhacayay waxaa usoo daawasho tagay boqolaal dadweyne ah iyo sidoo kale Masuuliyiin sar sare oo katirsan Xarakada Al-Shabaab.

Deegaanada ay kataliyaana Al-Shabaab ayaa xilada Ciida waxaa lagu qabta Mahrajaano iyo Tartamo cajiib ah ay jecleestaan dadka kunool deegaanada lagu qabto Bandhigyadaasi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com










Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada