Xiddiga Kooxda Arsenal OZil oo Hawayn badan tartan ugu jiraan

Xiddiga Kooxda Arsenal OZil oo Hawayn badan tartan ugu jiraan

daajis.com:-Xiddiga Kooxda Arsenal Ozil ayaa noqday mid ay ugaarsadaan Hawayn badan kadib markii Xiddigaa la sheegay in uu yahay nin soo jiidasho badan waxaana tartan ugu jira darsin hawayn ah.


Saxibtii hore ee Aida Yespica ayaa sheegtay in ay rajo ka qabto in gacanteeda ku 
soo celiso kadib markii laga dul qaaday xili ay is khilaafeen waxa ayna sheegtay in ay rajaynayso in ay ku guulaysato.

Inkastoo xiddiga Ozil uusan arintaa wali ka hadal hadana warar qoraal ah oo la soo dhigay Twittertka ayaa lagu sheegay in Xiddiga Ozil uu yahay nin shabell nagood ah waxaana daneenaya boqolaal hawayn ah dunida.

Saxibta Ozil ayaa ku jaha wareersan naagahaan faraha badan ee ugaarsiga ku haya waxa ayna sheegtay in ay ka xun tahay islamarkaana si ay yeesho garan la,dahay weerarkaa lagu soo qaaday.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada