DAAWO SAWIRADA: Gabdhaha Muqdisho oo dabaasha bartay iyo Damaashaadka Xeebta Liido kajira oo sii kordhay

DAAWO SAWIRADA: Gabdhaha Muqdisho oo dabaasha bartay iyo Damaashaadka Xeebta Liido kajira oo sii kordhay

daajis.com:-Xeebta Liido ayaa noqotay mid damaashaad iyo dabaal ay usoo aadaan dhalinta Magaalada Muqdisho , Xeebta ayaana ah mid mashquul badan maalmaha Jimcaha iyo Qamiista halkaas ay tagaan Boqolaal dhalinyaro ah oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho.

Gabdhaha Magaalada Muqdisho ayaa hada bartay dabaasha waxaana markaad xeebta Liido tagto arkaysaa gabdho badan oo si cajiib ah u dabaalanaya iyo kuwa kuguda jira barashada dabaasha.

Xeebta Liido ayaana ah halka ugu badan ee dhalinta Magaalada Muqdisho isugu tagaan halkaas ay kusoo qaataan farxad iyo baashaal iyadoona arintan ay horseeday nabada ka jirta Magaalada Muqdisho
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com










Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada