Daawo Sawirada:- Kamirada 'Night Vision" Ee Ugu Yar Aduunka Uu Lasoo Saarey wadanka..!!!!

Daawo Sawirada:- Kamirada 'Night Vision" Ee Ugu Yar Aduunka Uu Lasoo Saarey wadanka..!!!!

daajis.com:-Cabirka ugu qurxan mar waliba waxaa uu sameeyaa Gadget  oo caadi ah, ayaa waxaa uu kadhigaa mid aan caadi aheyn. kaas oo kadhiga kamirada cabirkeeda mid aad uqurxoon.

CHOBI Cam Pro 3 ee laga leeyahay Dalka Japan ma ahan sida kamira caadi ah.

Cabirkeeda oo aad uyar iyo 5 laambat oo iftiimaya oo ku wareegsan qeybta Lensa.

CHOBI Cam Pro 3 waxey soo saareysaa Sawir Resolution 11 MP iyo duubida video Full HD 1080P.

intaas lee ma ahan ee waxey leedahay qeyb Voice Recording kaas oo aad ku duubi karto codkaada .

hal mar ood biteriga aad ubuuxiso ama aad ujaajareyso waxey duubi kartaa video ilaa 120 daqiiqo natiijada Video ga ama fotada waxey kuugu diyaarineysaa Memori karka Micro SDHC kaas oo cabirkiisa uu dhanyahay 32GB.

hadii aad dooneysid inaad mugdi wax ku duubta CHOBI Cam Pro 3 waxey leedahay qeyb looga tala kaley in habeenkii wax lagu duuba (fitur Night Vision).

CHOBI Cam Pro 3 waxaad ka iibsan kartaa suuqyada Japang waxaana la iiban hayaa qiimo gaaraya US$54.

Lacala Hadii aad leedahay Kamiradaan maxaad u isticmaali laheeyd?

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada