Daawo sawirada:- Saabuun laga sameeyey qudaar iyo hilib loona ekeysiiyey qaabab cajiib ah .

Daawo sawirada:- Saabuun laga sameeyey qudaar iyo hilib loona ekeysiiyey qaabab cajiib ah .

daajis.com:-Saabuuntan laga sameeyey qudaarta iyo hilibka ayaa loo ekeysiiyey qaababka kala duwan ee qaar ka mid ah cunooyinka .

Nuucyada saabuuntan oo ay ka mid yihiin kuwa u eg hambeegarka iyo weliba Qudaarta bagalka la yiraahdo iyo qaar kale oo badan oo aad garan doonto markii aad sawirada si fiican u eegto .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com










Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada