Ma ogtahay sababta Yahuudu madaxa ugu xirtaan koofi yar? Aqri sababta

Ma ogtahay sababta Yahuudu madaxa ugu xirtaan koofi yar? Aqri sababta

daajis.com:-Aalaaba waxaa la arkaa Yahuuda kuwooda diinta ku ad adag in ay madax ku xirtaan koofi yar, ayagoo goobaha lagu cibaadeystana ay caado ka tahay, oo xitaa qofkii booqasho ku yimaado loo xiro.

Waxaana sidoo kale la sheegay in loogu sheegay kitaabkooda Thalmood, taasoo lagu yiri: Madaxiina wax saara, si carrada samada kasoo degtaa madaxiina korkiisa u noqonin.

Hadaba arintaan ayaa ah qeyb ka mid ah caqiiqadooda, ayadoo sida kitaabkooda ku qoran ay tahay, in arinkani yahay waajib sida salaada oo kale ah loogu waajib yeelay kitaabadoodii horey loogu soo dejiyay, ayagoo ilaa iyo haatan ku dhegan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada