Daawo Top Video:- Cabdi Qaybdiid oo Ceebeeyay Faroole “Cid uma hadlin loomana dirsan

Daawo Top Video:- Cabdi Qaybdiid oo Ceebeeyay Faroole “Cid uma hadlin loomana dirsan


daajis.com:-Hogaamiyaha Maamulka Galmudug Abdi Xasan Cawaale Qaybdiid Ayaa Si Bareer Ah u Kashifay Dhigiisa Puntland oo Hore u Sheegtay In uu yahay Afhayeenka Maamul Gobaleed yada Soomaaliya.

Abdi Xasan Cawaale oo Waraysi Siinayay TV Somalichannel Ayuu Ku Tilmaamay Abdiraxmaan Faroole Nin Ritooda Isla Markaana Isla Markaana Hadalkiisa Wax Qabsho ah Lahayn



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada