Daawo Video: Arin Naxdin badan oo Ka Dhacday NAIROBI..

Daawo Video: Arin Naxdin badan oo Ka Dhacday NAIROBI..

daajis.com:-Ciidamada amaanka Kenya ayaa garoonka diyaaradaha ku qabtay ku dhawaad 23  ruux oo Soomaali ah kuwaas oo doonayay inay xajka sanadkan soo gutaan.

Safiirka Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa kahadlay xariga dadkan, waxaana uu sheegay in lagu qabtay sharciyo been abuur ah oo laga ii Baye, Sidoo kale Wuxuu Hanjabaad Culus Udiray Kooxaha Falkaan Umaleegay Dadka Xajka Usocday.

Dadkaan Mashaqadu ku Dhacday ayaa waxaa ku Jira Dad Waayeel Ah, iyo Dad kale oo Doonayey inay Xajka Gutaan, Waxaana Lasoo Darsay Arintaan Naxdinta aleh.

Hoos  Ka  Daawo  Muuqaalka  Warkaasi


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada