Muuqaal Deg deg Ah: Kenya oo Shaacisay Muuqaalkii La sugayey ee WEST GATE

Muuqaal Deg deg Ah: Kenya oo Shaacisay Muuqaalkii La sugayey ee WEST GATE

daajis.com:-Tvga Dawlada Kenya Ayaa Shaaciyey Muuqaal Hordhaciisa Laga Sheegay Tvga Kaasi oo ku Aadan Weerarkii Dhowaan ka Dhacay Xarunta West Gate ee Khasaaraha Badan Dhaliyey.

Muuqaalkan Lasoo Aruuriyey Ayaa waxaa ugu Xiiso Badan Midka Ay Duubeen Camarooyinka Qarxoon ee ku Xidhnaa Xarunta, Waxaadna Arki Doontaa Kooxdii Hubaysnayd oo Rasaas Meesha ka Dhex Ridaya.

Arinta Ah Weerarkii Lagu Qaaday West Gate ayaa Noqotay Mid Siwayn looga Hadal Hayey Dhamaan Daafaha Caalamka gaar Ahaan Gudaha Dalka Kenya.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada