Daawo Video: Hadalkii Cuslaa ee Xasan Sheekh & Saacid Ay Jeediyeen “

Daawo Video: Hadalkii Cuslaa ee Xasan Sheekh & Saacid Ay Jeediyeen “

daajis.com:-Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxay SIwayn uga Hadleen Munaasibada Ku Beegnayd Maalintii La Sameeyay Calanka Soomaaliya.

Madaxda Qaranka ayaa Meel Adag ka Istaagay Muhiimada Ay Maalintani ugu Fadhido Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed, Dhibkii Loo Soo maray, iyo Sida ay Lama Taab taan Utahay Midnimada Soomaaliya.

Hadalkaan Kasoo Yeedhay Madaxda Qaranka Somaaliyeed ayaa waa Wuxuu Siwayn Niyada Uga Jebiyey Kooxaha Kasoo horjeeda Midnimada Umada Soomaaliyeed iyo In Horay Loo Socdo.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada