Daawo Video:- Al-fanaan Cali Dhaanto oo ruxay caasimadda Norway+Sawiro

Daawo Video:- Al-fanaan Cali Dhaanto oo ruxay caasimadda Norway+Sawiro


daajis.com:-Fanaanka caanka ah ee da`da yar Cali Bashiir (Cali Dhaanto)oo dhawaan soo gaaray caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa ahabeenkii xalay ahaa ruxay caasimadda dalka Norway ee Oslo.

Showga fanaankan uu ku qabtay magaalada Oslo oo uu soo qaban-qaabiyay ururka SEDYO (DDS) ayaa waxaa gudoomiyaha ururkaasi Xiis M. Biixi uu mikrofanka ku soo dhaweeyay fanaanka Cali Dhaanto oo ay dadku aad ugu xiiso qabeen fanka isla markaana ka yimid dowladda deegaanka soomaalida ee Ethiopia.

DAAWO FILMKA:

Sidoo kale xafladdan ayaa waxaa soo xaadiray fanaano kale oo iyana magac ku leh fanka soomaalida, kuwaas oo laga xusi kado Shamso Food, Ifraax Aragsan iyo Ayaan Toromso.
Xafladdii xalay ee fanaanku ugu ruxay soomaalida Norway ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo nooceeda ah oo dhaanto ah.

Xigasho: calanka.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



























Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada