--> DaawoVideo:- Dumarka Xijaaban ee Saudi Arabia oo bilaabay inay si qarsoodi ah gawaarida ku kaxeey

--> DaawoVideo:- Dumarka Xijaaban ee Saudi Arabia oo bilaabay inay si qarsoodi ah gawaarida ku kaxeey

daajis.com:-Majaajiliistaha caanka ah ee lagu magacaabo Hisham Fageeh una dhashay dalka Saudi Arabia ayaa hees cusub ugu hiiliyay Dumarka dalka Sucuudi Carabiya oo laga mabnuucay inay kaxeeyaan gawaarida ama noqdaan Darawalo. 


Hisham Fageeh ayaa Heestii Fanaanka caanka ah ee Bob Marley "No Woman, No cry" waxa uu u badalay (No Women No Drive) waxeeyna heestaan cusub Telefishanada Caalamka iyo warbaahinta ka noqotay maalmmahaan dambe top. 

Dumar fara badan una dhashay dalka Saudi Arabia ayaa markii ay maqleen heestaan cusub ee loogu hiilinayo waxa ay bilaabeen inay si qarsoodi ah u kaxeeyaan gawaarida kuwaas oo aalada Internet-ka soo dhigay iyaga oo xijaaban waliba kaxeenaya gawaari. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada