Daawo Video:- Dalmar Yare oo muuqaal qurux badan lasoo shar tegay

Daawo Video:- Dalmar Yare oo muuqaal qurux badan lasoo shar tegay

daajis.com:-Fannaanka Dalmar Yare ayaa soo qaaday heestiisa cusub ee Diihaal oo ku lamaanan muuqaal qurux badan iyo jilis hab sare looga soo shaqeeyay, waxaana kala qeyb qaadaneyso qof si wanaagsan looga soo shaqeeyay qaabka jilista ay u sameyneyso.

Fannaaniinta Waqooyiga Ameeriko ayaa Heesaha iyo Muuqaalada ay soo bandhigaan ah kuwo tayo wanaagsan oo muuqaal soo jiidasho leh.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada