Daawo Video:- Fanaanad caan ka ah Dunida taajirna ah oo is Asturtay xili ay tagtay Masjid ku yaala Abu Dhabi.

Daawo Video:- Fanaanad caan ka ah Dunida taajirna ah oo is Asturtay xili ay tagtay Masjid ku yaala Abu Dhabi.

daajis.com:-Mid ka mid ah gabdhaha Fanaaniinta ah ee Dunida ugu caansan uguna dhaqaalaha badan dalka Mareeykanka ayaa xili ay tagtay Masjid ku yaala magaalada Abu Dhabi waxa ay isku asturtay qaabka ay isku asturaan haweenka Muslimiinta ah. 



Fanaanadaan oo lagu magacaabo Rihanna una dhalatay dalka Mareeykanka ayaa xili ay is asturtay waxaa muuqaaladeeda si aad ah u hadal hayay warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa gudaha dalka Mareeykanka. 

Rihanna oo ah Fanaanad Taajirad ah waliba 25 jir ah ayaa Masjidka ay booqatay waxaa lagu magacaabaa Sheekh Zayid-Mosque wuxuuna ku yaalaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta . Lama oga Rihanna inay qaadatay diinta Islaamka iyo in kale, inkastoo waarbaahinta Caalamka qaarkood ay arintaan faafiyeen. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada