Daawo Video:- Fanaanka Sheekhay oo gacanta ku xirtay maro uu caan ku ahaa Michael Jackson

Daawo Video:- Fanaanka Sheekhay oo gacanta ku xirtay maro uu caan ku ahaa Michael Jackson


daajis.com:-Fanaanka qaabka walan u niikiyo Sheekhey ayaa la soo baxay muuqaal ka duwan fanaaniinta kale barnaamijkii  Ciida ay ku kulmayn fanaaniintii ebad ugu badnaa ugu canaansana North America.

Sheekhay ayaa si goon ah u soo jiitay dhaman dadkii ka soo qayb galay barnaamijka ama daawaday kadib markii uu soo galay goobta isga oo kacanta ugu xirantahay maro calal ah uu can ku ahaa fanaankii geeriyooday ee Michael Jackson.


Fanaankaan cusub ayaa ah fanaan khalafsan gabi ahaan waxuuna u dheela qaab ka duwan fanaaniinta kale dhamaan sido kale heesihiisa waxay leeyihiin lax goon ah oo horay loo maqal, waxayna dadka daawado heesihiisa ay ku qoslaan wallow dad badan ay  tageeraan fanaanka aadna ay u  jacelyihiin qabka uu u ciyaaro iyo waliba heesihiisa .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada