Daawo Sawirada:- Fanaaniinta North America oo Qabanaya Bandhigii ugu waynaa 22 Sano Kadib

Daawo Sawirada:- Fanaaniinta North America oo Qabanaya Bandhigii ugu waynaa 22 Sano Kadib

daajis.com:-Waxa ka socda North America  gaar ahaan magaalada Minnesota qaban qabada Bandhigii ugu waynaa oo isku arkaan fanaaniin caan ka ah North America  muda 22 sano kadib oo Fanaaniin badan is wayeen.



Bandhigaa ayaa ah Bandhigii ugu waynaa ee la qabo in muda ah waxaana isku soo daba riday oo soo diyaariyay SJ Hassan iyo Axmed Ugaas waxana Kaalin wayn ka gaaystay Studio liibaan iyo dayib Dalima.

Waxaana Bandhigaa ka soo muqada Fanaan Caan ah kuwaas oo taageerayaal badan ku leh Dalka Maraykanka iyo guud ahaan Soomaaliya hayeeshee waxaa barnaamijkaa uu Noqon doonaa mid dad badan soo jiita.

Bandhigaa ayaa dad badan isku diyaarinayaan waxa ayna taageerayaal badan bilaabeen in ay iibsadaan Takidhyada si uga soo dhaxmuuqdaan bandhigaa wayn oo markii ugu horeeyay halkaa lagu qabtay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada