Daawo Video:- Mucjiso ka dhacday dusha sare mid ka mid ah Buuraha ugu dhaa dheer Qaarada Yurub..

Daawo Video:- Mucjiso ka dhacday dusha sare mid ka mid ah Buuraha ugu dhaa dheer Qaarada Yurub..

daajis.com:-Buurta dhirirka badan ee lagu magacaabo Mont-Blanc kuna taala dalka Faransiiska ayaa dusheeda waxaa ka dhacday Mucjiso ay la kulmeen rag u dhashay dalka Faransiiska oo buurtaas dusheeda ku fuulay xargo iyo qalab Sport oo loogu tala galay in lagu fuulo buuraha dhaadheer. 


Sanadkii 1955-kii ayaa Diyaarad waday Boqortooyadii xiligaas ee Malabar Princess ee dalka India ayaa waxaa Diyaarad kula dul bur burtay dusha sare ee Buurta Mont-Blanc waxaana xiligaas la waayay raqdii dhamaan dadkii saarnaa Diyaaradaas oo aysan hal qofna ka bad baadin. 

Qaar ka mid ah Dahabkii xiligaas ay wateen boqortooyda dalka India ee (Malabar) kuna halaagsamay Diyaaradii kula dul bur burtay buurta Mont-Blanc ayaa iminka waxaa soo helay ragii booqday dusha sare ee Buurtaan dheer kuwaas oo heli doono lacago lagu kala sheegay 130.000 oo meel ah iyo 246.000 Euro oo iyana meel ah. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada