Kareena Kapoor:Uma baahni inaan gaajo isku dilo si aan u cadeeyo jaceylka aan u qabo Saif Ali Khan

Kareena Kapoor:Uma baahni inaan gaajo isku dilo si aan u cadeeyo jaceylka aan u qabo Saif Ali Khan

daajis.com:-Atariishada caanka ah ee Kareena Kapoor ma soomi doonto maalinta caanka ka ah dalka India ee Karwa Chauth,taasoo caado soo jireen ka ah dalkaasi in haweenka la qabo u soomaan ninkooda,haseyeeshee Kareena ma aaminsano iney raacdo caadadaasi.


Uma baahni inaan gaajo isku dilo si aan u cadeeyo jaceylkeyga,ma soomaayi,waxaan ahay Kapoor,mana noolaan karo cunola'aan. 

Waxaan kula dabaaldegi doonaa anigoo cunaya,watana howlaheyga filmka ayey tiri Kareena oo guursatay Saif Ali sanadkii hore.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada