Daawo:- Ahlam oo sheegtay iney kasoo hor jeedo in dumarka Sucuudigu gawaarida kexeeyaan.

Daawo:- Ahlam oo sheegtay iney kasoo hor jeedo in dumarka Sucuudigu gawaarida kexeeyaan.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Ahlam ayaa bogeeda ku qortay iney kasoo hor jeedo in dumarka Sucuudi Carabiya gawaarida kexeeyaan, arintaas oo sababtay in Bogga fanaanadaan doodi ka kacdo.

Fanaanadaan reer Imaaraad ayaa ka careysiiyay dumar fara badan oo u dhashay dalka Sucuudiga, ka gadaal marki ay ka dhawaajisay iney ku ra'yi tahay dowlada Sucuudiga oo diiday in dumarku kexeeyaan baabuurta. 


"Waan kasoo horjeeda in dumarka Sucuudigo kexeeyaan gawaarida, baladkaas waa mid xurmad leh, marka waxaan qabaa inaan loo ogolaan hablaha, raabitaankooda baabruur wedista ah, sidaas waxaa tiri Ahlam.


Hadalka Ahlam ayaa sababay in fanaanada weerar dhanka qoraalka ah lagu qaado, welibana laga caroodo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada