Daawo Video Mucjiso Ah:- Cunug yar oo 2 Jir Ah oo Maalin Walba Caba 40 Xabo oo Sigaar Ah.

Daawo Video Mucjiso Ah:- Cunug yar oo 2 Jir Ah oo Maalin Walba Caba 40 Xabo oo Sigaar Ah.

daajis.com:-Cunug yar oo 2jir una dhashay Dalka indonesia ayaa caadaystay in  maalin walba uu cabo laba bakidh oo sigaar ah tiro ahaan ah 40 xabo Cunugan ayaa marqura aan ka Maarmin sigaarkan islamarkaana codsanaya in marwalba agtiisa lakeeno.

Waaldika dhalaya cunugan yar ayaa maalintii ku khasaareeya 5$ Dollar oo ah sigaarkiisa kaliya iyagoona sidoo kale sheegay inuu aad ujecelyahay sigaarka islamarkana dadka deriska & Waalidiinta kale waydiista inay sigaar ku caawiyaan.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada