TAARIIKH: Maxaad ka xusuusataa wax-qabadka Kacaankii 21.Octobar "Daawo Video + Sawiro"

TAARIIKH: Maxaad ka xusuusataa wax-qabadka Kacaankii 21.Octobar "Daawo Video + Sawiro"

daajis.com:-Maanta oo kale waxaa dalka Soomaaliya ka curtay dowladdii Kacaanka ee soo martay dalka Soomaaliya, mudada 21-ka sano, iyadoona ay curatay 21-Oktobar sanadkii 1969-kii. Waxa ay gaarsiisay horumar la taaban karo kuwaasoo aad qaarkood hoosta ka daawan kartaan.

Barnaamijkan ayaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaalo cadeynaya waxqabadkii Kacaanka ee uu hogaaminayay allaha u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre.




QODOBADII KACAANKU HIRGELIYAY:

1- Qorista Afka Soomaaliga oo maanta laga isticmaalo 5-ta Soomaaliya 
2- Dajintii dadkii Soomaaliyeed ee ku tabaaloobey Abaartii Dabadheeer 
3- Horumarinta iyo Wacyigalinta Bulsha weynta soomaaliyeed 
4- Dhiirigelintii ka bixida ma shaqeystenimada 
5- Xoreyntii Soomaligalbeed oo aaheyd gool weyn 
6- Ka mid noqoshadii Jaamicadda Carrabta 
7- Ka qeybgalkii Ciidamada Soomaaliyeed Xoriyo gaarsiinta dalalka Africa 
8- Ololihii iskaa wax u qabso ee dalka lagu dhisay 
9- Horrumarinta Arrimaha Bulshada 
10- Abuursitii Jaamacadaha 
11- Dhismaha Dugsiyo (School) farabadan 
12- Baahinta Waxbarshada 
13- La dagaalanka Jahliga 
14- Dhowrista Bee'ada (Envioronment) 
15- La dagaalanka Akhris-qorid la'aanta.


DAAWO VIDEO-YADA HOOSE:

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada