Mareykanka oo dhageystay taleefanka Angela Merkel iyo Jarmalka oo ka carooday

Mareykanka oo dhageystay taleefanka Angela Merkel iyo Jarmalka oo ka carooday

daajis.com:-Hogaamiyaha dalka Germany Angela Merkel ayaa waxa ay xiriir dhanka taleefanka ah lasamaysay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka .


Wicitaanka ay Angela Merkel ay wacday madaxwaynaha maraykanka ayaa kadambaysay kadib markii ay heshay xog ku aadan in hay'addaha sirdoonka maraykanka ay macquul tahay in ay dhagaysteen taleefankeeda gacanta ee Mobaylka. 

Angela Merkel ayaa waydiisatay madaxwaynaha dalka Maraykanka Obama in jawaab deg deg ah uu ka siiyo sababta kadambaysay in hay'addaha sirdoonka maraykanka ay dhagaystaan hadalada ay ku hadlaysay Angela Merkel .

Madaxwayne Obama ayaa waxa uu qeexay in labeegsado wicitaanadeeda in ay noqonayso bur-bur khatar ah oo loo gaystay kalsoonida waxana uu muujiyay in uusan raali ka ahayn dhacdadaasi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada