Sidee uga jawaabeysaa Haddii laguu soo bandhigo Jaceyl lama filaan ah. "Aqriso Daajsi Ayaa Kuu Haayo"..

Sidee uga jawaabeysaa Haddii laguu soo bandhigo Jaceyl lama filaan ah. "Aqriso Daajsi Ayaa Kuu Haayo"..

daajis.com:-Qofka ku jecel waxa ay marwalbo kaaga baahantahay xushmad iyo in aad marwalbo u dhimriso waxaase mararka qaar dhacdo in qof aadan jecleyn uu kuu qaado jaceyl xad dhaaf ah haddaba maanta Shabakadda waxey ku bareysaa qaabka aad u wajihi lahayd haddii qof aadan rabin uu kuu soo bandhigto Jaceyl .

- Hadal kulul ha ugu jawaabin:- dareenka qalbiga ka yimaado qofna ma xukunto ee waa wax uu eebe ku beero habada qofkan jaceylka kuu soo bandhigtay kasoo qaad adiga oo kale oo u muuji sidii aad jeclaan lahayd in laguula dhaqmo.

- Maya toos ah haku oran:- iska jir in aad diidmo qayaxan ka hor geyso taas oo laga yaabo in qalbigiisa ay wax yeelo u geysato oo aad ku reebto dhaawac Nolashiisa aan ka harin.

- Haye been ah qalbi dajis ha uga dhigin:- isja jir in aad Haye aan qalbiga jirin oo iga sii jeedi ah aad ku tiraahdo ruux jeceyl kusoo bandhigtay Shabakadda waxay kuu xaqiijineysa qofkii aad sidaas yeesho inadan qalbi u dajin oo aad u horseedi doonto qalbi hur iyo kalsooni daro Farabadan .

Ugu danbeyntii waxaan kugula talineynaa in aad Maskax dagan ku qaabisho jawaabta aad siineyso Ruuxa aadan rabin oo jaceylka kuula yimaado hana isku dayin inaad isla markiiba jawaab siiso u sheeg in aad u baahantahay waqti aad kaga soo fakarto , kulankiina labaadne ha noqdo adigoo qorshihii aad ku wajihi lahayd Soo dajistay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada