Daawo Sawirada”Wafdi Ay Dowlada Soomaaliya Baledweyne U Dirtay Kadib Qaraxii Shalay Oo So Dhaweeyn Balaaran Loo Sameeyay

Daawo Sawirada”Wafdi Ay Dowlada Soomaaliya Baledweyne U Dirtay Kadib Qaraxii Shalay Oo So Dhaweeyn Balaaran Loo Sameeyay

daajis.com:-Kadib markii uu shalay qarax dad badan ku dhinteen uu ka dhacay magalada baledweyne ayaa wasiirka gaashaandhigga iyo wasiirka kheyraadka xukumadda federaalka soomaaliya manta soo waxay gaareen magaalada b/weyne ee xarunta gobolka hiiraan..

c/xakiin maxamuud xaaji fiqi wasiirka gaashaandhigga iyo C/risaaq Cumar Maxamed wasiirka kheyraadka ee xukumadda federaalka soomaaliya ayaa waxa kusoo dhaweeyay garoonka diyaarada ee ugaas khaliif maamulka xubno ka tirsan maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada B/weyne.

Sido kale wafdigan ay hor kacayeen wasiirka gaashaan dhigga iyo wasiirka kheyraadka ayaa waxa loosoo galbiyay gudaha magaalada b/weyne iyagoo xarunta maamulka gobolka kula kulmay  saraakiil ka tirsan ciidamada itoobiya iyo maamulka gobolka iyo kan dagmada b/weyne

Xubnahan muhiimka ah ee dowlada ka socday ayaa waday tacsi ku aadan sida ay ugu xunyahiin qaraxii shalay dadka badan ku dhinteen ee balwedwyne ka dhacay

Ugu danbeeyntii kulan ay yesheen masuliyiinta maamulka gobolka iyo wasiirada dowlada ka socday waxa ka hadlay wasiirka gaaashaan dhigga ee xukuumada soomaaliya cabdi xakiin maxamuud xaaji fiqi  waxana uu sheegay  qaraxii shalay dhacay uusan hakineyn horumarka kajira magaalada B/weyne ee xarunta gobolka hiiraan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com








Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada