XOG CULUS:Fosiya Xaaji Aadan Oo Inay Afganbido madaxweynaha Somaaliya Qarka U saran Itoobiya kaga Yaabisay(Akhriso)…

XOG CULUS:Fosiya Xaaji Aadan Oo Inay Afganbido madaxweynaha Somaaliya Qarka U saran Itoobiya kaga Yaabisay(Akhriso)…

daajis.com:-Wasirada Arimaha Debada Dowlada Fadaeralka Somaaliya Ayaa Xiligani ka Mid Noqotay Shaqsiyadka Ugu samaynta Badan calamka Iyadoona Siweyn Itoobiya Amaan Ugu jeedisey.

Kulan madaxweynaha Soomalaiya Iyo wasirada Arimaha Debada Ayaa  ra’isal wasaraha Itoobiya waxa Uu sheegay Inay wasarada Arimaha Debada Soomaaliya Amaan gara leedahay Howl karnimo dadaal muuisay.

Foosiya Xaaji aadan Ayaa Xiligani mudada Sanadka Dowlada Jirto waxay ka Mid tahay Shaqsiyadka dowlada Ka Soconayso Sida Diblumasinta qabaan,Iyadoona inta badan safarada madaxweynaha Ku Wehelisa.


Foosiya Ayaa Qud badaha kaga jeediso  shirarka calamiga waxay Meel cad Uga tagtay madaxda kale Ee dowlada Iyadoona Itoobiya Sheegtay Inay Sigara Isha Ugu hayso wax Qabadka  wasarada.

Foosiya Xaaji Aadan Ayaa inta Badan mooda Inay iyada isku hayso labada jago Ee wasirada Arimaha Debada Iyo ra’iisal wasaraha lakin waxa Xiligani xata Ka Shaqo badan tahay kana Safar badan tahay Madaxweynaha.

Geesta kale madaxweynaha Soomaaliya Aya Isaga Laftisa Siweyn ugu Qanac san Inuusan safar uu ka tagey Waxba kasoo hoynayn,waxana Ay Dhawan heshis calamiya La Hashay wadanka canada.

Marwo foosiya Xaaji aadan ayaa Sidoo kale waxa Safaradeeda Inta Badan Isha Ku hay Maamulka Labaxay soomaalland oo iyaga Ka Cabsi qaba Inay Jidgooyo calamiya U dhigto.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada