Daawo Hees Cusub:- Iyo Fanaan Cawaale Aadan Oo Maray Wadadii King Khaldi , Hees Baashaal Ah Ayuu Soo Saaray

Daawo Hees Cusub:- Iyo Fanaan Cawaale Aadan Oo Maray Wadadii King Khaldi , Hees Baashaal Ah Ayuu Soo Saaray

daajis.com:-Fanaanka Cawaale Aadan (Casri) Ayaa Wuxuu Soo Saaray Muuqaalka Hees Yaab leh, Waxaana Sidoo kale Heesta la Jilaysa Gabadh Siwayn ay ugu Socoto Heestu.

Muuqaalada Noocaan Ah Ayaa waayadan Danbe Kusoo badanayey Fanaka Soomaalida, Waxaana Dadka Qaar Ay Sheegeen Inay Tahay, Horumar uu Gaadhayo Fanka Soomaalida.

Fanaanka King Khaalid Ayaa Horay Usoo Saaray Muuqaal Xiiso Badan Iyo Dareenba Dhaliyey Taasi Ay Dadku ku Tilmaameen Inay Lamid Tahay Heestani.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada